wixii talo iyo tusaale ah igala soo xiriir: maskaxquudiye@gmail.com waa sheekada idihii ku dhashay iyaga oo hal il kaliya leh, iyo waliba suntii keentay arrintaas oo maanta dawo ahaan loo isticmaalo, iyo waliba sun kala gadisan oo caafimaad ahaan loo isticmaalo.
#MaskaxQuudiye

0 Comments